Daaf

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 04:46, 23 Agoosto 2012 ee EmausBot (wadahadal | ku darsasho) (r2.7.2+) (روبوت تعديل: tr:Konjonktivit)
Jump to navigation Jump to search

Daaf Indhagaduud waa cudur ku dhaca indhaha, waxaana keena Bakteeriya, alleerjiyo, fayras, ama dhaawac isha ah,

Calaamadaha

Gaduudasho, cuncun, xanuun, dheecaan isha ka yimaada, oo ku xiran sababta.