Shabiixa

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Shabiixa ( Carabi: الشبيحة ) waa koox maleeshiyo ah oo ka jirta wadanka Suuriya, kuwaas oo taageera Madaxweynaha dalkaas Bashaar Al-asad. Maleeshiyadaan ayaa magacooda adduunka caan ka noqday laga bilaabo 2011 kadib markii ow bilwday Kacaanka Suuriya.