Shabiixa

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 13:05, 12 Juun 2012 ee Alshareeca (wadahadal | ku darsasho) (Bog cusub: '''Shabiixa''' ''Carabi: الشبيحة'' waa koox maleeshiyo ah oo ka jirta wadanka Suuriya, kuwaas oo taageera Madaxweynaha dalkaas Bashaar Al-asad. Maleeshiyadaan ayaa magacood...)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Jump to navigation Jump to search
Shabiixa Carabi: الشبيحة waa koox maleeshiyo ah oo ka jirta wadanka Suuriya, kuwaas oo taageera Madaxweynaha dalkaas Bashaar Al-asad.

Maleeshiyadaan ayaa magacooda aduunka caan ka noqday laga bilaabo 2011 kadib markii ow bilwday Kacaanka Suuriya.