Soomaalida Holland

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Soomaalida Holland waa Soomaalida ku nool Dalka Holland ee heysta dhalashada wadankaas iyo kuwa ku dhashay Holland ee asalkooda ka soo jeedo Dalka Soomaaliya.

Taariikh ahaan

laga bilaabo 1989 ilaa 1998, Holland waxa ay aheyd wadanka labaad oo ay soomaalida qaxootidoonka ahi ay beegsadaan.