Soomaalida Holland

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Soomaalida Holland waa Soomaalida ku nool Dalka Holland ee heysta dhalashada wadankaas iyo kuwa ku dhashay ee asalkooda ka soo jeedo Soomaaliya.

Taariikh ahaan.

laga bilaabo 1989 ilaa 1998, Holland waxa uu ahaa wadanka labaad oo ay soomaalida qaxootidoonka ahi ay beegsadaan.