Soomaalida Holland

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 10:48, 18 Diseembar 2011 ee Alshareeca (wadahadal | ku darsasho) (Bog cusub: '''Soomaalida Holland''' waa Soomaalida ku nool Dalka Holland ee heysta dhalashada wadankaas iyo kuwa ku dhashay ee asalkooda ka soo jeedo Soomaaliya. === Taariikh ahaan ==...)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Jump to navigation Jump to search

Soomaalida Holland waa Soomaalida ku nool Dalka Holland ee heysta dhalashada wadankaas iyo kuwa ku dhashay ee asalkooda ka soo jeedo Soomaaliya.

Taariikh ahaan

laga bilaabo 1989 ilaa 1998, Holland waxa uu ahaa wadanka labaad oo ay soomaalida qaxootidoonka ahi ay beegsadaan.