Huriwaa

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Heliwaa ama loo yaqaano (Hurwaay) waa degmo ka mid ah 16:da degmo ee ku taala caasimada Muqdisho ama gobolka Banaadir.Waxey ku taalaa dhinaca woqooyiga Muqdisho.degmadaan waxaa mara jidka warshadaha oo ka yimaado dhanka koonfurta. Heliwaa waxaa ku tala suuqa weyn ee Xoolaha, isbitaalka hooyada iyo dhalanka ee SOS. waxaana ku yaal warshadii barfuumka iyo warshadda xoolaha qasho iyo dhiga baar kulmiye . dugsiyada hoose dhexe ee waxara caade iyo dugsiga dhexe ee huriwaa.