Shibis

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Shibis Waa mid ka mid ah Degmooyinka Magaalada Muqdisho ama Xamar ee Gobolka Banaadir


Degmooyinka la leh xuduuda

Meelaha caanka ah

  • Baar Fiat
  • Xaruntii Socdaalka Dalka
  • Hoyga Madaxweynihii hore ee Maxamed Siyaad
  • Xarunta Kuleejada
  • Maxfalka
  • Masjidka Al-Rowda
  • Safaarada Sacuudiga
  • Xarunta NSS-ta
  • Global Hotel
  • Xarunta Radio Banadir
  • Shaneema Xadramuud
  • Masjidka Sh.muxsin
  • Masjidka Al-Nur
  • Masjidka Shariif Dhagaweyne
  • Beexaani
  • Xarunta Jaaliyadda Yemen
  • Suuqa Maanabooliyo
  • Ceelka boocle
  • Ceel Qandac
  • masjidka jaamacada (yaa sheegi)
  • suuqa cowska iyo dhuxusha
  • Warshada baastada
  • Farmashiyihi Kal-kaal
  • biibitada waxnool
  • guriga reermaana xamza shiiq aweys ee nasiib buundo
  • agagaarka cabdishakuur iyo calaa xaafadooda
  • Garaashka faracade
  • wadada nasiib buundo
  • mowlaca shiiq muxyadiin cili
  • kaabaha ciyaal suuqboole abdishakur mohamed ali
  • aqiyaarta xaafada caanka ka ah abshakuur muhumed iyo mandaliif
  • dukaanka talyaaniga ee kabuuti
  • wadada saqaa,udiin
  • Masjidka Rowda
  • Masjidka shariif dhagawayne

Dugsiyada waxbarasho

  • Dugsiga hoose dhexe ee Gaashaanle Xasan Diiriye
  • Dugsiga hoose dhexe ee 14-ka Febraayo[markii danbana biyo galeenka noqday]
  • Dugsiga hoose dhexe ee Kamaaludiin
  • Dugsiga sare ee Sakhaawadiin
  • Dugsiga sare ee Shibis
  • Dugsiga hoose dhexe ee Naasir
  • Dugsiga hoose, dhexe iyo Sare ee Muqdishu (MPSS)

radiyaasha caanka ka eh degmada shibis: radio somali weyn radio sahan radio banaadir fotoyinka caanka ka eh shibis: foto muderna foto xamar foto keesaneey