Gabayada abwaanada hawiye

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

{{nutshell|Ciwaanka bogan iyo macluumaadka ku qoran waa

Abwaanada Caanka ah

Magaajaajilo ilaa curinta sheekada masraxa waxaa wada lahaa hobaladii caanka ahaa ee wadankeena soo maray mudo 230 kor u dhaafayso. Sanadii 1950yadii laa burburkii 1991, waxaa masraxyada degmooyinka wadanka dadka madaadaalin jiray hobaladii caanka ahaa iyo mu'alifiintii u shaqayn jiray-dhaqanka ha taabto mid waqooyi, koonfur, banaadir, maay iyo maxaa tiri wuxuu yahayba dadka aad uga heli jireen.

Jaajuumow iyo Aw Koombe isku masrax taagan cidaan ku qoslin erey walba oo ay yiraahdeen, goobtaas uma joojin inay helaan waxay hobalada habaynkaas u hayeen oo maad, qosol iyo murti taariikh leh oo dhaqan iyo sooyaal ku dheehan.

Curinta sheekada iyo maada masraxa waayadii dambe ragii aad magaca ugu yeeshay, ha u shaqeeyaan Hobollada Waaberi Hargaysa ama Muqdisho ama ilaa dhowrkii kale ee Hoballada qaranka, waxaa aad loo xasuustaa rag ay ka mid yihiin Cabdulle Raage Tarawiil, Cabdullaahi Sangub iyo Cabdullaahi Shube oo dhamaantood muritda iyo majaajilada riwaayadaha curin jiray. Shube waxaa lagu wada xasuustaa curintii suugaanta nooca jacbuurka loo yaqaan sida "Roob magaalo ku hooray ramaas soo bixin maayee laamiguu raftaa."

Murtidaba markii dambe masraxyada unbay ku soo hartay maadaama gabayadii aan aad loo raacan jirin waayahaas.

Magacyada Abwaanada

Magadyada oo Af Soomaali ahaan BTJ la waafajiyay waa kuwan:

Qaybt A

  • Abshir nuur faarax bacadle
  • Abukar Fanahow
  • Reer hilowle jimacle jamac lugey
  • Reer hilowle Fojar ciise gabay
  • cabadlle awbaan Axmed Fanaxow
  • reer Hilowle abwaan Abuukar Xasan Sabtow (Laalaaw)
  • lugayar abwaan ABDULAHI MASSAGO
  • Reer hilowle abwaan {{salad |joof
  • Reer hilowle abwaan xussain malin
  • Reer nimacale abwaan burci
  • reer hilowle abwaaan Mohamed maxamuud xanaf

Qaybta B

Barre Maxamed Fiidow (Leento)

Qaybta X

  • Dr. Xuseen Sheekh Axmed ( Kadare)
  • Xasan Garqaniyo
  • Xassan Yabarow
  • Xuseen Cabdulle Deeroow
  • Xasan Cunshur Axmed

Qaybta S


Qaybta C

  • Cali Warsame(Cali Lugey)
  • Cabdi Bashiir Indhabuur
  • Cabdinuux Yuusuf Guure
  • Cabdule Guure
  • Cali Cilmi Xasan ( Cali Maanso )
  • Cali Deeq Xaashi
  • Cabdulle Aw Muuse
  • Cabdulle Geedanaar
  • Cabdulle Raagge Taraawiil
  • Cilmi Barrow Waceer

CABDALLA YUSUF HANUNIYE

  • Cali Xaashi gooryan

xaashi cali barre

Qaybta F

  • Faarax Gololeey
  • Faarax Seefeey ( “minee fatuura fiiq tiraah ninkii fadhaa maa fiyow “)
  • Faarax Shuuriye
  • Faarax Qoor dheere
  • Foojaar Ciise Gabay
  • Gacaneey Cali Madoow
  • Geele Ismaaciil
  • Jimcaale Dhegataag
  • Jimcaale Jaamac Lugeey

Qaybta K

  • Kheyre Gabay
  • Kulan Xassan Jurun

Qaybta M

  • Xaaji Maxamed Axmed Liibaan (Axyaawaddani)
  • Muumin Xareed Binni
  • Maxamed Cali Kaariye
  • Maxamed Gacal Xaayoow
  • Maxamuud Cali Duqoow
  • Maxamuud Xaydhabarale
  • Max'ed Max'ud Siyaad Xeydar
  • Maxmud Maxmed wardheere (qoolow)
  • Mustafe Sheekh Cilmi
  • Maxamed Cilmi Dhicisow
  • Muxumad Daaliye Aadan
  • Muxumad Maxamed (Indha-geelle)
  • Maxamed Cabdi Aadam (AAMAGUUL)
  • Salaad joof

A

  • Abshir Nuur Faarax "Bacadle"
  • Abwaan Caraboow
  • Abwaan Garqaniinyo
  • Abwaan Abuukar Axmad Fanaxow
  • Abwaan Qaamuus
  • Abwaan Axmed Dhaqane (Subagle)
  • Ali Aadan (Ali Dheere)
  • Abwaan Axmed Abshir Dhoore (Axmed Daljir)
  • Axmed Caalin (Aabihii Caashaqa)
  • Abwaan Laashin Muluq
  • Abwaan Aadan Muudeey
  • Abwaan Axmad Muudeey
  • Abwaan Aadan Raage (aadan raage miyaa laga rayn karaa)
  • cumar huseen caalin ,cumar dhurwaa
  • Aweis A. Ali


abwaan sheeq cali qeeyr abwaan maxamed cabdi cibaar laashim faarax dhicisow (walageey)