Hantiwadaag

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 22:42, 27 Agoosto 2021 ee 90.129.210.1 (wadahadal)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Jump to navigation Jump to search

Hantiwadaag waa aragti hadafkeedu yahay in bulshadu si sinnaan ah wax u wada yeelato.Qofna aan looga qeexan kan kale. Aabbaha aragtidaanna waa Karl Marx oo jarmal ahaa. Cidii ugu horreysey ee si fiican u dhexgasha ama ugu dhaqanta wuxuu ahaa Vladimir Lenin, oo ahaa ninkii asaasay dowladdii Midowga Soofyeetiga USSR